Hirgelin Idaacad Quraan kariim: si loo gaarsiiyo Bulshada kunool magaalada b.weyne Casharo, muxaadaraad, iyo duruus kaladuwan waxay mu,assasada ka hirgelisay magaalada b.wyne idaacad Quraan kariim toosoo ka shaqeyneyso kaliya barida diinta islaamka, iyo dhaqan suuban waxaa laga sii daayaa idaacada quraanka, axaadiista nabiga salalaahu calayhi wasalama, siirada nabiga , fiqiga, muxadaraad kala duwan iyo culuumkaloo badan.
SAWIRADA
