qabsho dowro sharci ah: mu,assasda waxay iyadoo gudaneyso xilka saaran ee ku aadan gudashada dacwada iyo soo saaridda jiil xambaarsan culuumta shareecda waxay u qabatay qaar kamid da,yarta dowrooyin lagu baraayo kutubta muddo kooban, waxaan lagu qabanaaye masaajidda iyo la isku daraaye habka xalaqaadka iyo habka Casriga. Ardayaasi oo isugu jiray wiilal iyo gabdho ugu danbeyntiina la guddoonsiiye shahaadooyin.
SAWIRADA
