SafarRo dacwo: Mu,assasada ayaa abaabushay safar dacwo oo lagu tagay Qaar kamid deegaannada Gobolka hiiraan waxaa lagu soo qabtay muxaadaraad iyo duruus kaladuwan, waxaana ka mid ah deegaanadaasi latagay b/weyne, maxaas, moqokori, jalalaqsi iyo deegaanno kale oo kamid ah gobolka hiiraan.
SAWIRADA
