SAFAR DACWO

MacaLlin Cabdullaahi Xasan Maxammed (biyow), oo safar dacwa ah ku joogo beryahaan deegaanada Moro-Ari, geedosamo iyo Tardho ee gobolka Hiiraan ayaa halkaasi ka wado muxaadaraad iyo kullamo uu laqaadanaayo dadka deegaanka. Ilaahay waxaan uga baryeynaa inuu ku guuleeyo uu kula garab galo hooshaasi qiimaha leh ee uu halkaasi ka wado isaga iyo dhammaan eheladii iyo asxaabtii ku wehlisay khayrkaasi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *