

sheekh C /laahi biyow dhowr oo Safar dacwo oo ku maray dhowr tuulo oo hoos tago degmada moqokori, ayaa Mu’assasada SHEIKH MOHAMED MOALLIM lawadaagay baahi kutub oo loo rabo arday wax lagu bari doono oo ku sugan deegaamadaas. Intaa kadib mu, assasada waxay ka jawaabtay baahidi kutubta loo qabay oo ay ku wareejisay kutubta kala ah:
الأربعون النووية 160 نسخة
خلاصة نور اليقين 160 نسخة
سفينة الصلاة 160 نسخة
متن الاجرومية 160 نسخة
مصاحف قرآنية 160 نسخة
Mu’assasada waxay qeyb ka qaadan doontaa kaalmaynta degaan walbo oo abaabul iyo isku xirnaan sameeyo.