Markii ay taariikhdu ahayd 19/9/2024 Mu’asasada Sh Maxamed Macalin ayaa u qabatay qaar ka mid ah Macallimiinta dugsiyada Quraanka ee degmada Buuleburde tababbar ku saabsan xirfadaha waxbarista ardayda ( مهارات تعليم الكريم) .
Tababbarkaan oo uu bixinyay Dr Shaafici Cabdicasiis ayaa waxaa kaa faa’idaystay 30 macallin oo wax ka dhiga dugsiyada Quraanka.

Arrintaan ayaa qayb ka ah dadaalka muaaasada ee ku wajahan kor u qaadista aqoonta macallimiinta & guud ahaan horumarinta dacwada