KULANKA GOLAHA GUUD EE MU’ASSASADA SHEEKH MAXAMED MACALIN EE FARACA KENYA

KULANKA GOLAHA GUUD EE MU’ASSASADA SHEEKH MAXAMED MACALINEE FARACA KENYAArbaco, 25/12/2025, waxaa maanta magaalada Nairobi ee…

Kulan Iskaashi oo u dhexeeyay Mu’assasada Sh. Maxamed Macallin Xasan iyo Dhaqaatiirta Muqdisho

Mu’assasada Sh. Maxamed Macallin Xasan ayaa kulan muhiim ah la yeeshay qaar ka mid ah dhaqaatiirta…

Mu’asasada Sheikh Mohamed Moalim iyo Jaamacadda Central oo Macallimiinta ku Tababaray Xirfadaha Casriga ee Waxbarista

Jaamacadda Central oo kaashaneysa Muu’asasada Sheikh Mohamed Moalim ayaa soo qaban-qaabisay tababar muhiim ah oo loo…

Kulanka Mu’asasada Sheekh Maxamed iyo qaar kamid ah Maamulayaasha Dugsiyada Gobolka Banaadir

Fadliga Alle waxaa maanta Mu’assasada Sheekh Maxamed Macallin Xasan waxay kulan muhiim ah la qaadaty qaar…

Dowro Cilmyeed Lagu Kobcinayo Xirfadaha Hadalka & Hoggaaminta Bulshada

Waxaa si guul leh noogu soo idlaaday Masjidka Dheyba ee ku yaalla xaafadda Nasteexa, degmada Wadajir,…

Mu’assasada Sh. Maxamed Macallin oo Qaybisay Kutubta Tafsiirka mid kamid ah dugsiyada Muqdisha ku yaala.

Mu’assasada Sh. Maxamed Macallin ayaa maanta si rasmi ah ugu qaybisay ardayda Mac-hadka Al-Tibyaan ee magaalada Muqdisho kutubta tafsiirka Qur’aanka ee…

Kor u Qaadidda Fahamka Qur’aanka: Mu’assasada Sh. Maxamed Macallin oo Qaybisay Kutubta Tafsiirka

Mu’assasada Sh. Maxamed Macallin ayaa maanta si rasmi ah ugu qaybisay ardayda Jaamacadda Islaamiga ee magaalada…

Taageero Waxbarasho.

Mu’assasada Sh. Maxamed Macallin ayaa maanta si rasmi ah ugu qaybisay ardayda Jaamacadda Qur’aanka Kariimka ee…