Kulan Iskaashi iyo Waxqabad Bulsho oo ay qabatay Mu’assasada Sh. Maxamed Macalin Xasan

Kulan ay agaasimeen mu,assasada Sh Maxamed Macallin Xasan, qaar kamid ah aqoonyahaynka, iyo macallimiinta ka howl gasho magaalada Muqdisho ee gobolka banaadir iyo ardayda wax kabarato kuliyadda daraasaadka Sare jaamacadda Ummadda.

Kulanka ayaa looga hadlay sidii la isaga kaashan lahaa wax uqabadka bulshada gaar ahaan deegaannada qaraabada degantahay. waxgaradkii isu yumid ayaa ballan qaaday inay diyaar u yihiin wixii looga baahd.

Sida qaar kamid ah ka qeyb galayaasha ay soo jeediyeen hadallo dhaxal gal ah oo aad u qiimo badan, hadaladaasi oo isugu jiray; dhiiri gelin iyo canaan kusaabsan in ladaahay oo ay ahayd in marhore hooshaan loo kaco.

Kulanka ayaa ku dhammaday si wanaagsan iyo is afgarad waxaana lagu ballmay wax qabad joogta ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *