Kulan Iskaashi iyo Waxqabad Bulsho oo ay qabatay Mu’assasada Sh. Maxamed Macalin Xasan

Kulan ay agaasimeen mu,assasada Sh Maxamed Macallin Xasan, qaar kamid ah aqoonyahaynka, iyo macallimiinta ka howl…

Kulan Iskaashi oo u dhexeeyay Mu’assasada Sh. Maxamed Macallin Xasan iyo Dhaqaatiirta Muqdisho

Mu’assasada Sh. Maxamed Macallin Xasan ayaa kulan muhiim ah la yeeshay qaar ka mid ah dhaqaatiirta…

Kulanka Mu’asasada Sheekh Maxamed iyo qaar kamid ah Maamulayaasha Dugsiyada Gobolka Banaadir

Fadliga Alle waxaa maanta Mu’assasada Sheekh Maxamed Macallin Xasan waxay kulan muhiim ah la qaadaty qaar…

Dowro Cilmyeed Lagu Kobcinayo Xirfadaha Hadalka & Hoggaaminta Bulshada

Waxaa si guul leh noogu soo idlaaday Masjidka Dheyba ee ku yaalla xaafadda Nasteexa, degmada Wadajir,…

KULAN

Mu’asasada Sh. Maxamad Macallin Xasan ayaa dhawaan kulan muhiim ah la yeeshay guddoomiyaha fulinta ee ururka…

Tababbar Macallimiin

Markii ay taariikhdu ahayd 19/9/2024 Mu’asasada Sh Maxamed Macalin ayaa u qabatay qaar ka mid ah…

XAFLAD QALIN JIBIN, MADRASADA UGU BALLAARAN GOBOLKA HIIRAAN MADRASATU UBAYU IBNU KACAB.

Maamulka mu’asasada sheekh Maxamed Macalin Xasan ayaa hambalyo iyo bogaadin udiraya ardaydii dhawaan ka aflaxday madarasada…

SAFAR DACWO

sheekh C /laahi biyow dhowr oo Safar dacwo oo ku maray dhowr tuulo oo hoos tago…

SAFAR DACWO

MacaLlin Cabdullaahi Xasan Maxammed (biyow), oo safar dacwa ah ku joogo beryahaan deegaanada Moro-Ari, geedosamo iyo…

DHISMO DUGSI QURAAN.

Mu’asasada Sh.Maxamed Macalin waxay uga mahad celineysaa Mu’asasada Qadar khayriyah guud ahaan howlaha ay waddo dalka…