QABASHO SIMINAAR

Siminnaar sare Loogu qaadaayo aqoonta macalimiinta. Si sare loogu qaado tayada iyo xirfadda macalimiinta ayaa mu,aasada sh.m.m. x waxay siminaar u qabatay qaar kamid barayaasha wax ka baro magaalada beledweyne g.hiiraan iyadoo barayaashaasi ay ka faaideysteen duruus aad u qiimo badan oo ay jeedinaayeen macaliin ku takhasusay hababka wax baridda.

SAWIRADA SIMINAARKA