SAFARRO XIRIIR LSAMAYN CULIMADA SOOMAALIYEED

Mu’asasada sh.m.m.x waa mu,assaso ay wada dugsanayaa dhammaan culimada iyo dadweynaha soomaaliyeed qeybahooda kaladuwan sidaa dared waxyalaha ugu muhiimsan howlaheeda waxaa kamid ah la xiriiridda dhammaan qeybaha kala diwan ee bulshada sidaa dardeet waxya wafdi culus oo heersare ah mu,assasada u dirtay dalka dibadiisa gaar ahaan Kenya iyo south sudan si loo gaarsiiyo farriinta mu,assasda safardaasi ayaa u qabsoomay sidii loogu talogalay, waxaana laga gaaray guulo wax ku ool ah.