QABSHO TARTANNO QURAANKA KARIIMKA

Qabsho Tartanno Quraanka kariimka: Si loo dhiiri geliyo Da,yarta Baraneyso Quraanka kariimka mu,assada sh.maxamed macalin ayaa u qabatay arday quraanka kubarato magaalooyin kamid ah Gobolka Hiraan sida B.weyne, b.barde iyo halgan. Ugu danbeyna waxaa lagudoonsiiye Abaalmarrinno kaladuwan, Tartankaasi Xiritaankiisa waxaa kasoo qeyb galay qaar kamid waxgaradka, ganacsatada, aqoonyahanka kudhaqan magaalooyinkaasi.

QAAR KAMID AH SAWIRADA 

 

sido kale waxa la qabtay tartan Quraan gabdhaha kaliya ah iyadoo latixgelinaayo kaalinta muhiimka ah ee ay dumarku ku leeyihiin guud ahaan Bulshada dhexdeeda gaar ahaan mu,assada sh. Maxamed macalin waxay mu,assada tartaran ugu qabatay masjidka nasteexo oo kuyaalo xaafada nasteexo, wadajir, moqdisho. Ugu danbeyna waxaa lagudoonsiiye Abaalmarrinno kaladuwan. Tartankaasi Xiritaankiisa waxaa kasoo qeyb galay qaar kamid waxgaradka, ganacsatada, aqoonyahanka maamulka mu,assada.

QAAR KAMID AH SAWIRADA