Dhisidda goobo waxbarasho: si loo hormariyo loona tayeeyo aqoonta waxay mu,ssada sh. Maxamed macalin xasan ka hirgelisay magaalada beledweyne machad lagu baranaayo culuumta shareecda iyo xirfadaha, machadkaasi oo loogu talagalay inuu sare uqaado fahamka aqoonta diinta iyo xirfadaha qofka uu ku shaqeysan karo.
QAAR KAMID AH SAWIRADA ISKUULKA
