Booqasho schoolo iyo wacyi gelinta ardayda. Mu,assasada iyadoo kaduuleyso muhiimad ay leedahay hagaajinta iyo toosinta habdhaqanka ardayda ayaa waxay wacyi gelin u samaysay Qaar kamid ah ardayda wax kabarato schoolada ku yaalo gobolka hiiraan, wacyigelintaasi oo ay ka qeybqaateen dad aqoon durugsan uleh barbaarinta.
SAWIRADA
