Dib uheshiisiin: Iyadoo laga dulayo ahmiyadda ay leedahay musaalaxada iyo dib u heshiisiinta, isla markaana dib u heshiisiinta Bulshada ay ka mid tahay howlaha ugu muhiimsan ee mu,asasada loo aasaasay ayaa mu,assasada sh.maxamed macalin xasan u qabaty qaar kamid ah odayaasha dhaqan siminaar lagu baranaayo AHMIYADDA AY SIISAY SHAREECADA ISLAAMKA DIB UHESHIISIINTA. Siminaarkaasi oo ay aa usoo dhaweeyeen odayaashii looqabtay waxbadanna ay ka faaideysteen, sidoo kalena ay codsadeen in lasii badiyo.
SAWIRADA
