KULANKA GOLAHA SARE EE MU’ASASADA SH. MUXAMMAD MACALIN XASAN

Maanta oo taariikhda Tahay 14-May-2024 waxaa kulan looga tashanaayo howlaha Mu’asasada isugu yimid qaar ka mid ah golaha sare ee Mu’asasada, waxaa looga hadlay sidii loo dardargelin lahaa howlaha ay Mu’asasada hayso, kulanka ayaa kusoo dhammaaday sidii loogu talagay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *